Putin oo ku hanjabay inuu isticmaalayo hubka Nuclearka iyo Biden oo u jawaabay

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay duullaanka Madaxweyne Vladimir Putin ee dalka Ukraine, iyada oo hoggaamiyaha dalka Ruushku uu kor u sii qaaday xiisadda dagaal isla markaana uu ku hanjabay inuu isticmaali doono hubka nukliyeerka. “Aan si cad u hadalno. Xubin joogto ah oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee … Continue reading Putin oo ku hanjabay inuu isticmaalayo hubka Nuclearka iyo Biden oo u jawaabay